DHEGEYSO-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo gaadiid lagu wareejiyey.

Garoowe, Feb 21 2017-Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa saddex gaari maanta kala wareegtey Hay’ada save the Children, si loogu fuliyo adeegyada caafimaad ee deegaamada Puntland.

Gaadiidkaan ayaa ka koobnaa gaari nooca gurmadka deg deg ah iyo labo gaari oo basas ah waxaana ay ka howlgeli doonaan gobolka Karkaar gaar ahaan dadka abaartu saamaysay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com