DHEGEYSO-Wasaarada beeraha Puntland oo ka ahdashay waxqabadkeeda 2016.

Garoowe, Feb 05 2017-Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Puntland ayaa sanadkii dhammaaday ee 2016 kamid noqotay wasaaradihii ugu dhaqdhaqaaqa wanaagsanaa wasaaradaha kala duwan ee Puntland.

Wasaaradda ayaa ku dedaashay sidii beeralayda Puntland u heli lahaayeen horumar dhinacyada, agabka beeraha, siirarka, waraabka iyo tababarada ah, sida ay Daljir u sheegtay Siciido Xuseen Cali wasiir ku-xigeenka beeraha dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com