DHEGEYSO-Warbixin kahadlaysa wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Galkacyo.

Garoowe, Oct 22 2016–Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal galabta markale ka bilowday Galbeedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ciidamada Galmudug soo weerareen xaafadda Garsoor, sida wararku sheegayaan.

Dagaalka galabta ayaa ka khasaare badan sida wararku sheegayaan kuwii hore kadib markii si fool ka fool ah laysu arkay, warbixin kahadlaysa arrimahaasi dhegeyso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com