DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalo kadhacay magaalada Jubba.

(July 09 2016)-Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir iyo kuxigeenkiisa Reik Machar ayaa ciidamo kala taabacsani ku dagaalameen magaalada Caasimada ah ee Jubba, iyadoo isku dhacan uu yahay kii u horeeyay ee labada ciidan dhex mara, tan iyo markii Reik Machar dib ugu soo laabtay magaalada Jubba.

Axmed Maxamed Nadiif oo Buuhoodle jooga ayaa warkaasi soo kooban.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com