HomeUncategorized

DHEGEYSO-Soomaliland iyo dad shacab ah oo ku dagaalamay Sanaag.

Xiin_galool, July 16 2016 Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa bilaabay inay daandaansi kusoo galaan xuduudaha Puntland ee gobolka Sanaag, kadib markii ay shacab kula dagaalameen deegaamo hoosyimaada degmada Xiin_galool.

DHEGEYSO-Maxaa kajira in Ciidamada DFS Dhackageysteen Shalanbood.
Kayse C. Yusuf, Gudd. gobolka Cayn oo aan ka waraysanay dhaqdhaqaaq ciidan oo Somaliland ay ka wado Buuhoodle. Dhegaysi …
Caawa iyo Daljir Sabti, Nov 24,Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo

Xiin_galool, July 16 2016  Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa bilaabay inay daandaansi kusoo galaan xuduudaha Puntland ee gobolka Sanaag, kadib markii ay shacab kula dagaalameen deegaamo hoosyimaada degmada Xiin_galool. 

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya tuulada Qoyan oo hoostimaada degmada Xiin_galool ee gobolka Sanaag, ay ku dagaalameen ciidanka Soomaaliland iyo dad shacab ah iyadoona uu hal qof halkaas ku dhaawacmay.  

Gudoomiyaha tuulada Qoyan oo hoostimaada degmada Xiin_galool ee gobolka Sanaag Maxamed Warsame Ciid, ayaa Idaacadda Daljir uga waramay arrimahaasi, wuxuuna xaqiijiyey inay yihiin shacab reer Puntland ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: