DHEGEYSO-Maxaa kajira in Ciidamada DFS Dhackageysteen Shalanbood.

Shalanbood, Aug 14 2016–Ciidamo katirsan Dawlada Fadaraalka soomaaliya oo kusugan dagmada Shalaanbood  ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu ee deeyay in ay dhac iyo bood ay ugaysteen dadka kusugan deegaanka.

Hadaba arintaasi ayaa Waxaa Beeniyay Guddoomiyaha deegaanka Shalaanbood (Nuur cismaan raage oo kumagac dheer  Nuur Jiido )waxaa Qadka telfoonka kula xiriiray isagoo kusugan dagmada shalaanbood  Wariye Xasan heykal ugu horeena Waxa uu waydiiyay Waxa kajira wararka sheegay in ciidama ay xad gudub ay ka gaysteen deegaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com