HomeUncategorized

DHEGEYSO-Sidee loo daryeelaa layrarka cadceeda ku shaqeeya ee Qardho.

Qardho, Oct 25 2016--Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa kamid ah magaalooyinka Puntland ee dowladaha hoose ay kahirgeliyeen solarada ku shaqeeya cadceeda dabiiciga ah ee qoraxda.

Munaasabad Lagu Xirayey Dugsiga Sheekh Xaamud Garoowe oo Ka dhacday Dugsiga
Dawladda federaalka oo cambaaraysay qaraxyadii shalay lala bartilmaameedsaday dad shacab ah
Codbixinta oo bilaabatay & 10 musharax oo u taagan xilka Madaxweyne kuxigeenka

Qardho, Oct 25 2016--Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa kamid ah magaalooyinka Puntland ee dowladaha hoose ay kahirgeliyeen solarada ku shaqeeya cadceeda dabiiciga ah ee qoraxda. 

Waxaa jira dayac ku habsadey solarada magaalooyinka qaar sida magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, hadaba waa sidee kuwa magaalada Qardho, Maxamuud Fantastic ayaa ka waraystay duqa degmada Qardho Cabdulqaadir Siciid Cismaan Dheere.

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: