DHEGEYSO-Sheekh Cabdiraxmaan Qoordheere*DFS waxay dalka ku celisey dagaalkii sokeeye*.

Galkacyo, Oct 25 2016--Sheekh Cabdiraxmaan Qoordheere oo kamid ah culama udiinka Gobolka Mudug ayaa ka hadlay colaada soolaabata ee Magaalada Galkacyo ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay dalka dib ugu celisay dagaaladi sokee islamarkaana dalka ay ku hogaaminayso nidaam fadaraali ah oo dalka aan laga aqoon.

Sheekh Cabdirahmaan ayaa sheegay in madaxwaynaha  Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu dalka gacanta ugalinaayo AL-Shabaab, wuxuuna maanta nagu soo booqday Xarunta Daljir ee Galkacyo.  

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com