DHEGEYSO-Sanadkadib doorashadii madaxweynaha Galmudug maxaa u qabsoomay.

(July 04 2016)-Maanta oo kale 4tii bishii July ee snaadkii 2015-kii ayaa waxaa degmada Cadaado lagu doortay Cabdikariin Xuseen Guuleed oo loo doortay maamulka Galmudug oo katiliya degmooyin katirsan gobolka Galgaduud iyo koonfurta gobolka Mudug qaybo kamid ah.
Hadaba maxaa u qabsoomay sanadkaasi Cumar laki Man ayaa warbixintaan kusoo jeedinaya Daljir Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com