DHEGEYSO-Natiijada booqashadii madaxweyne Gaas ee xarumaha dowladda.

Wasiiru Dawlaha Madaxooyada iyi Xirirka Gobolada Puntlabd Bashiir Cabdi Raxmaan Gur oo WaraysiGaar ah Siiyay Radio Caawa ayaa Ka Warbixi yay Kormeer uuu Maanta madaxweynaha Dawlada Puntland Ku Maray qaar Ka Mid ah Hay.adaha Dawlada Puntland Ee Garoowe Xarumahoodu ay Yihiin .
 
wasiirka ayaa SHeegay inay Ahayd Koormeerka Madaxweynaha Shaqa Maalmeedka Madaxweynaha ayna Ku Soo Beegan Tay inuu Manata Booqdo,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com