DHEGEYSO-Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari oo xukumo ku ridey eedaynsayaal.

Boosaaso, Dec 11 2016-Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari oo Maata Xukuno ganaax iyo Xarig ah kuriday dad ku eedeesnaa falal ay kamid ahaayeen Maaandooriyaha iyo Tahariibta.

Eedaynta Xeer ilaalinta kadib Markii ay Maxkamadu dhagaysatay Waxaa Xukunkan Kudhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Maxamuud Maxamed Sulaymaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com