HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mas’uuliyiinta hogaaminaya howlgalada Garoowe kasocda oo hadlay.

Garoowe, Aug 18 2016--Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa habeenkii labaad kasocda howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay fulinayaan cutubyo katirsan ciidamada kumaan doosta ee Puntland.

MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux,
Baahin: Axad, Sept 11, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkayco. Guddi Issimo ah oo loo saaray colaadii Galkacyo; Garaad Saleebaan Buraale ayaan ka waraysanay; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo digniin u dirtay ciidanka dawlada ee hubka ku sita magaalooyinka; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Gedo; Al-shabaab oo la wareegtay Ceelwaaq.
RW ku xigeenka Somalia oo la kulmay Taliyayaal Ciidan

Garoowe, Aug 18 2016–Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa habeenkii labaad kasocda howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay fulinayaan cutubyo katirsan ciidamada kumaan doosta ee Puntland.

Taliyaha ciidanka kumaandoonka Puntland Jimcaale Jaamac Takar, gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne iyo duqa degmada Garowe Xasan Goodir oo manata si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay howgal nabad gelyada lagu xoojinayo oo ka socda Garowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: