Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Mas’uuliyiinta hogaaminaya howlgalada Garoowe kasocda oo hadlay.

Garoowe, Aug 18 2016–Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa habeenkii labaad kasocda howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay fulinayaan cutubyo katirsan ciidamada kumaan doosta ee Puntland.

Taliyaha ciidanka kumaandoonka Puntland Jimcaale Jaamac Takar, gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne iyo duqa degmada Garowe Xasan Goodir oo manata si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay howgal nabad gelyada lagu xoojinayo oo ka socda Garowe.

https://daljir.com//resources3/files/gAROOWE.mp3?_=1
Exit mobile version