HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha oo ku baaqay in laga faa’iidaysto wax soo saarka maxaabiista.,

(July 07 2016)-Madaxwaynaha Dawlada Federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inay haboontahay in lagarab istaago dadka xirfadlayaasha ah ee farsamada gacanta wax kusoo saara.

Doontii Bossaso ku gubatay & madaxda Puntland oo ka hadlay.
Waxgaradka Puntland iyo Jubbaland oo Wacyi-galin ka Bilaabay Deegaanka Magacley
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin.

(July 07 2016)-Madaxwaynaha Dawlada Federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inay haboontahay in lagarab istaago dadka xirfadlayaasha ah ee farsamada gacanta wax kusoo saara.

Dhanka kalena madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhammaan hay’adaha dowladda Soomaaliya inay ka faa’iidaystaan wax soo saarka maxaabiista intii ay dhaqaale badan ku bixin lahaayeen qalabka shirkaddaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: