HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Khaatumo oo isku khilaafay shirka Balli-cad.

Buuhoodle, Sep 24 2016-Tuuladda Balicad oo katirsan gobolka Cayn maanta waxaa shir uga furmay xubno katirsan maamulka Khaatumo oo uu hogaaminayo Dr. Cali Khaliif Galayr, shirka waxaa la sheegay in looga hadlayo arimo ay ugu weyntahay wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyey maalinka kama dambaysta ah ee dhicidda doorashada golayaasha deegaan ee Puntland, baddelayna wakhtigii hore ee loo ballansanaa.
Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dhaawacay Muqdisho.
Omamo defends KDF on Somalia trade allegations
Buuhoodle, Sep 24 2016-Tuuladda Balicad oo katirsan gobolka Cayn maanta waxaa shir uga furmay xubno katirsan maamulka Khaatumo oo uu hogaaminayo Dr. Cali Khaliif Galayr, shirka waxaa la sheegay in looga hadlayo arimo ay ugu weyntahay wada hadalka Somaliland iyo Khaatumo.
 
Shirkaasi maanta may tegin isimadda goboladda SSC, sidoo kale maamulka Khaatumo ayaan u dhamayn oo Madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi ayaa qaadacay shirkaasi
 
Wasiirka Warfaafinta ee Khaatumo Axmed X Cali Cabdilaahi ayaa Radio Daljir uga waramay shirkaasi , wuxuu u waramay Warye Khadar Cawl 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: