DHEGEYSO-Maamulka gobolka Nugaal oo samaynaya xarumo lagu ilaaliyo qiimaha sarifka.

Garoowe, Jan 24 2017-Maamulka gobolka Nugaal ayaa ku howlan qorshe ay kaga hortegayaan sicir bararka iyo korukacay kuyimid sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan lacagta dollarka, oo bilihii ugu dambeeyey aad u kacay.

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Nugaal Qaasim Maxamed Cabdi ayaa waraysi uu Daljir siiyey ku sheegay inay samaynayaan goobo lagu ilaaliyo qiimaha sarifka laguna jaangooyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com