HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka gobolka Bari oo ka hadlay ammaanka Boosaaso.

Boosaaso, Mar 03 2017-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo weriyayaasha kula hadlayey magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaanka ee magaalada Boosaaso.

Dowladda Turkiga oo 1-Milyan oo doolar ugu deeqday howlgalka AMISOM
Baahin: Salaasa, Feb 14, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Gaas & wafti uu hogaaminayo oo ka gayb galaya shirweynaha dastuurka ee Garowe II; M/weyne Shariif & afhayeen Shariif Xasan oo kulan ka yeeshay xallilka khilaafaadka baarlamaanka; Muran ka dhashay mid ka mid ah hoggaanka Khaatumo oo loo diiday in uu ka dhoogo madaarka Galkacyo.
Shir lagu diidan yahay Gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay Boosaaso (Sawiro)

Boosaaso, Mar 03 2017-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf  Maxamed Wacays (Dhedo) oo weriyayaasha kula hadlayey magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaanka ee magaalada Boosaaso.

Gudoomiye Dhedo, wuxuu shirkiisa kaga hadlay howlgalladii ugu dambeeyey ee ciidanka ammaanku sameeyeen iyo baaritaanada lagu wado dadka lagu qaqabtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • c.karin ahmed 7 years ago

    waa soo dhaweynyna dadalada ee wadaanmadax da gobalka bari ee amniga lagu sugayo

DISQUS: