DHEGEYSO-Maamulka gobolka Bari oo ka hadlay ammaanka Boosaaso.

Boosaaso, Mar 03 2017-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf  Maxamed Wacays (Dhedo) oo weriyayaasha kula hadlayey magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaanka ee magaalada Boosaaso.

Gudoomiye Dhedo, wuxuu shirkiisa kaga hadlay howlgalladii ugu dambeeyey ee ciidanka ammaanku sameeyeen iyo baaritaanada lagu wado dadka lagu qaqabtay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • c.karin ahmed 7 years ago

    waa soo dhaweynyna dadalada ee wadaanmadax da gobalka bari ee amniga lagu sugayo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com