DHEGEYSO-Maamulka degmada Boosaaso oo kudhawaaqay roob-doon.

Boosaaso Nov 16 2016–Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinimada beri ah ay magaalada kadhici doonto roob doon aad u ballaaran.

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Boosaaso Eng Yaasiin Mire ayaa sheegay in laxiri doono xarumaha ganacsiga iyo shaqada ee magaalada si Alle looga baryo raxmaddiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com