DHEGEYSO-Kulan looga hadlayey daryeelka deegaanka oo lagu qabtay Buuhoodle.

(July 10 2016)-Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey dhowrsta deegaanka gaar ahaan sidii looga hortegi lahaa waxyaabaha dhiba deegaanka.

Waxaa kulanku intii uu socdey qaybaha bulshadu ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa maandooriyaha oo deegaanka dhibaato kuhaya Axmed Maxamed Nadiif ayaa warbixintaan Buuhoodle ku diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com