HomeUncategorized

DHEGEYSO-Jubbaland oo beenisey inay siidaysay maxaabiis katirsanaa Alshabaab.

(July 04 2016)-Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa beeniyey warar maalmihii ugu dambeeyey warbaahintu qoraysay oo sheegayey in Jubbaland siidaysay maxaabiis katirsan ururka Alshabaab.

Xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Puntland oo lagu dilay Bossaso & gacan ku dhiigle la qabtay.
Mid kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo ka baxay loolanka doorashada.
Guddi Xal-u Hela xiisadaha Gaalkacyo oo la Magacaabay

(July 04 2016)-Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa beeniyey warar maalmihii ugu dambeeyey warbaahintu qoraysay oo sheegayey in Jubbaland siidaysay maxaabiis katirsan ururka Alshabaab.

Afhayeenka laamaha amniga maamulka Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin shaqsiyaad ka tirsan Daacish oo laga sii daayey xabsiga magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: