HomeUncategorizedBarnaamijyada

DHEGEYSO-Horumar laga sameeyey dhismaha wada isku xidha Eyl iyo Dan-gorayo.

Garoowe, Feb 07 2017-Aqooyahan Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle kana Mid ah Aqonyahanada Puntland ayaa Isku Hawlay Sidii uu Dadkii Wax ugu Qaban Lahaa Haday Ahaan Lahayd Dhanka Hurumarinta Bulshada iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ISagoo Huurmuud u ah Gudiga Dhismaha Wada Eyl iyo Dangorayo oo Dhawaan La Filayo iin Laaami La Saaaro.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, ilaalinta deegaanka (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Garoowe, Feb 07 2017-Aqooyahan Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle kana Mid ah Aqonyahanada Puntland ayaa Isku Hawlay Sidii uu Dadkii Wax ugu Qaban Lahaa Haday Ahaan Lahayd Dhanka Hurumarinta Bulshada iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ISagoo Huurmuud u ah Gudiga Dhismaha Wada Eyl iyo Dangorayo oo Dhawaan La Filayo iin Laaami La Saaaro.

Dhanka Kale Aqoon yahanku ayaa Waxa uu Isu Taagay Sidii Dadka Soomaliyeed ay Abaaruhu Saameeyeen e Ku Nool Magaalooyinka Waa Weyn iyo Degaanada Kalaba uu ugu Gurman Lahaa Isagoo Quudin u Sameeyay Dad Gaaraya 400 ooo Qof Gudaha Magalaada Garpoowe Dadkaas oo ah Dad Danyar ah ooo ana Awoodin inay iska Bixiyaan Biil Saddexda Waqti ee Wax La Cuno.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: