Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, ilaalinta deegaanka (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, ilaalinta deegaanka  (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay  ilaalinta deegaanka yay mas’uuliyad ka saaran tahay?

barnaamijka waxaa soo saaray wariye Xasan Heykal, waxaana soo jeedinaysa Hodan Sulub Diini oo Gaalkacyo ku sugan .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com