DHEGEYSO-Heerka dhaawicii soo gaarey taliyihii saldhiga magaalada Qardho.

Qardho, Feb 19 2017-Taliyaha saldhigga dhexe ee degmada Qardho ayaa dhaawiciisa lagaarsiiyey magaalada Hargeysa kadib dhaawac cusub oo shalay ka soo gaarey shil gaari oo kadhacay gobolka Karkaar.

Agaasimaha cusbitalka Qardho Axmed Juquraafi oo mudo kooban adeeg caafimaad siinayey taliyaha ayaa radio Daljir uga waramay inta dhaawaca taliyuhu gaarsiisnaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com