DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaarha Puntland oo kahadlay deeqaha soo gaarey.

Boosaaso, Dec 15 2016-Gudiga gurmadka abaaraha ee Puntland oo xalay kahadlayey masaajid kuyaal magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey deeqaha ilaa hadda lasoo gaarsiiyey, xaaladda abaareed ee Puntland iyo meelaha ay gurmadka gaarsiiyeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com