HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo Garoowe shir jaraa’id ku qabtay.

Garoowe, Mar 02 2017-Gudoomiyaha Gudiga sheekh Faud iyo sido kale Sh maxamud xaaji yuusuf iyo sheekh Cabdi qani Qorane ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha Puntland iyo meelaha Biyo dhaaminta ka sameyeen

Shir looga hadlay dayactirka garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf oo maanta Gaalkacyo dhacay.
Ciidamadda ammaanka Puntland oo sheegey sargaal katirsan shabaab inay Boosaaso ku qabteen.
DHEGEYSO-Maanta iyo Qardho iyo Maanka dadweynaha.

Garoowe, Mar 02 2017-Gudoomiyaha Gudiga sheekh Faud iyo sido kale Sh maxamud xaaji yuusuf iyo sheekh Cabdi qani Qorane ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha Puntland iyo meelaha Biyo dhaaminta ka sameyeen

 
Waxay Baaq u direeen shacabka Musliminta ah ee dalka dibadiisa ku sugan inay caawiyaan dadku Abaaruhu sameyeen oo xaaalad Halis ah ku sugan hadda Waxayna Qurba joogta ka codsadeen inay walaloohod soo caawiyaan.
 
Sido kale Gudiga ayaa iska Fogeyeey inay Lacag ka heleen Dowladda Faderaalka oo Bilowdii bishii Hore oo dowladda Puntland logu Wareejiyeey lacag Gaaraysa 150 Kun oo Dollar Taas oo Gudiga sheegay in Puntland lagu Wareejiyey Balse aysan soo Gaarin Gudiga 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: