DHEGEYSO-Duubabka dhaqanka Shabeellaha dhexe oo dowladda dhaliilay.

Jowhar, Aug 18 2016–Odayaasha iyo wax garadka kasoo jeeda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay qaabka loo maaraayo dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Waxgaradkaani ayaa waxa ay sheegeen in ay haboon tahay in laga fogaado waxyaaba qaarkooda waxayna dalbadeen in aan loo dhisan maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe sida loo dhisay maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com