DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho iyo Garoowe oo soo afmeeray olole iska wax u qabso ah.

Qardho, Jan 28 2017-Dhalinyarada magaalooyinka Garoowe iyo Qardho ayaa maanta qaaday ololihii ugu ballaarnaa ee lagu asturayo bakhtiga xoolaha laga daadiyey gaadiidka xoolaha u hayaaminaya briga Puntland.

Dhalinayarada Garoowe oo gacan kahelaysa shirkadda Daryeel Deegaan ayaa wajiga saddexaad ee ololaha maanta ahaana kii ugu dambeeyey ee wareega 1aad ka bilaabay kantaroolka Bari, waxaana ay gaarsiiyeen deegaanka Xaaji-khayr oo hoosyimaada Dangoarayo kana xiga dhanka magaalada Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0