HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyarada degmada Xaafuun oo bilaabay olole nadaafadeed.

Garoowe, Dec 11 2016-Dhalinyarada gobolka Bari gaar ahaan degmada Xaafuun ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka ay abaartu saamaysay iyo olole ay ku nadiifinayaan degmada.

Baahin: Arbaca, Jan 25, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada kumaandooska ee Maraykanka oo badbaadiyey 2 lahayste, dilayna 8 burcad badeed Somali ah; Guddiga doorashada Puntland oo shir wadatashi ah la yeeshay maamulka & shacabka Bossaso; M/weyne Shariif & R/wasaare Gaas oo Villa Somaliya ku qaabilay Mahiga & Rawlings.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Khadar Cawil
AMISOM oo 100 boolis ah geynaysa gobolka Hiiraan kuwaas oo ku biiraya howgalka nabad illaalinta

Garoowe, Dec 11 2016-Dhalinyarada gobolka Bari gaar ahaan degmada Xaafuun ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka ay abaartu saamaysay iyo olole ay ku nadiifinayaan degmada.

Maxamuud Maxamed Guuleed, gudoomiye kuxigeenka gudiga caafimaadka ee Dagmada Xaafuun, ayaa sheegay in degmada ay ka jirto xaalad u baahan in wax laga qabto. 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: