DHEGEYSO-Darawaliinta Boosaaso oo ka cabanaya burburka wadooyinka magaalada.

Boosaaso, Nov 15 2016–Qaar kamid ah gaadiidleyda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan kuwa ku shaqeeya gaadiidka BL-ka ama basaska ayaa ka cabanaya burbur xoogan oo ka muuqda wadada laamiga ah ee hal-bowlaha u ah Boosaaso.

Weriye Xasan Haykal ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com