DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Xuseen Madar.

Garoowe, Aug, 01 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar) qodobada aad ku maqli doontaana waxaa kamid ah.

Soomaalilaaand oo siidaysay xildhibaan u afduubnaa oo reer Puntland.

Hambalyada aasaaskii Puntland oo kasocota dalka iyo dibadda.

Xiriirka kubadda cagta Puntland oo kahadlay qabanqaabada kooxda xulka Puntland ee hanatay koobkii maamulada

Iskushuban oo looga dabaaldegey 1da agoosto iyo arrimo kale.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com