HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Boosaaso, Novb 10 2016--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnamaijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo maanta xambaarsan xiisa gaar ah, waxaana Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Xukuumada Somaliya oo meelmarisay samaynta lacag cusub oo Shillin Somali ah.
Dowladda Kenya oo sheegtay inay ka feejigan tahay weerarada Alshabab.
Boosaaso oo laga roob doonnay iyo culimo ka hadashay isu-soobaxa.

Boosaaso, Novb 10 2016–Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnamaijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo maanta xambaarsan xiisa gaar ah, waxaana Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: