DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal Khilaafka Maamulka Khaatumo.

Galkacyo, Aug 19  2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaadkaan lagu falanqaynayaa khilaafka mas’uuliyiinta Khaatumo ee ku aadan wadahadalada Soomaaliland iyadoona lagu casuumey gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo iyo wasiirka arrimaha gudaha.

JAMAL FAARAX AADAN.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com