DHEGEYSO-Barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi.

Laascaanood, Nov 06 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana qodobada aad ku maqli doontaan kamid ah wararkii ugu dambeeyey ee dagaalada magaalada Galkacyo, doorashadii xubnaha barlamaanka ee heer Puntland iyo wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka.

Soojeediye Cabdifataax Cumar Geeddi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com