Boosaaso, Mar 02 2017-Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah.
Dhigaal Cusub
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman. Dhigaal Duug ah
ARDAA: Xalqaddii 16aad ee Taxanayaasha ARDAA
FAALLOOYIN & FALCELIN