DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah dib u xusuusinta 21-ka Octobar iyo Cumar Lakin Man.

Caabudwaaq, Oct 22 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo ay Idaacadda Daljir ku maamuusaysey todobaadkii Millatariga Soomaaliya gaar ahaan 21 October 1969-kii markii dowladdii kacaanku Soomaaliya qabsatay.

Barnaamijkaan dibu xusuusinta 21 October waxaa xarunta Daljir ee magaalada Caabudwaaq ku diyaariyey Cumar Lakin Man.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com