DHEGEYSO-Barlamaanka Puntland oo wargelin siiyey musharixiinta aqalka sare.

Garoowe, Oct 18 2016–Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa maalinka beri ah dhegeysan doona khudbadaha musharixiinta aqalka sare ee dowladda federalka ah kasoo gelaya deegaamada Puntland.

Gudiga gaarka ah ee barlamaanka u qaabilsan doorashada xubnaha aqalka sare oo maanta kulan kulahaa xarunta golaha shacabka ee Garoowe ayaa ku wargeliyey musharixiinta inay u diyaar garoobaan jeedinta khudbadohooda.

Axmed Cabdalle Tigaana, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo kamid ah musharixiinta aqalka sare ayaa sheegay inay kujiraan diyaar garowgoodii ugu dambeeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com