DHEGEYSO-Barlamaanka Puntland oo laalay labo kamid ah Hay’adaha dowliga ah.

Garoowe, Dec 20 2016–Golaha Sharci Dajinta Dawlada Puntland ayaa Kalfadhi ay Garoowe ku yeesheen Wxay ku Laaleen Sharci ahaanshahoooda Laba Hay,adaoood ooo Kala ah Hay’adaha maalgashiga iyo Hay,ada Qurba Jooogta Puntland oo labadaba La Aas aasay inta ayy Jirtay Xukuumada Hada Tala Haysa,  

Baarlamaka ayaa u Cuskaday Hay,adahaan Qodobka 79 aad ee Dastuurka Dawlada Puntland kaas oo dhigaya inaysan ka Shaqeyn Karin Wadanka Hay.ad aysan Baarlamakka Dawlada Puntland Siin Ogolaansho Buuxa oo ay Ku Hawl Gali Karto .  

Xildhibana Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka Mid ah Mudanayaasha Baarllamaka Puntland ayyaa Radio Daljir uga Waramay Arimahaas waxa Khadka Taleevanka Kula Xiriiray Cabdi Xakiin Xisein Xasan oo Garoowe Jooga .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com