DHEGEYO-Waxgaradka Caabudwaaq oo baaq u diray Puntland iyo Galmudug.

Caabud-waaq, Oct 31 2016-Iyadoo  mudooyinkaan  dambe ay dagaalo cuslus oo u dhaxeeya maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ka dhacayeen magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug kuwaasi oo sababey khasaaro isugu jira dhamisho iyo dhaawac islamarkaana ay ku barakeeceen shacab fara badan ayaa waxaa baaq nabadeed udirey qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada caabudwaaq

http://daljir.com//resources3/files/Warbixinta%20baaqa%20nabadeed%20oo%20dadweynaha%20ku%20nool%20magaalada%20caabudwaaq%20ay%20dirayaan%20dowlada%20puntland%20iyo%20maamulka%20galmudug%20ee%20ku%20dagaalamaya%20magaal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com