Dhaqan Rogankii ku dhacay Afkeena Somaaliga Maxaa laga barran karaa (dhegayso)

Dhaqan Rogankii ku dhacay Afkeena Somaaliga Maxaa laga barran karaa (dhegayso)

Dadka Soomaalida waxaa la sheegaa in %75 ay yihiin reer guuraa ,haddaba waayadii dambe xeel-dheerayaasha dhaqanka iyo suugaanta ayaa ku doodaya innuu xooggaa gaabis ah ku jiro siddii ay horay wax u ahaan jireen .

Cabdullaahi Cawad Muuse (Cawd-galle) oo kamid ah Abwaanada reer Puntland ayaa ka hadlaya dhaqankii hore soomaalida iyo xaalkiisa wixii dambeeyay markii badi soomaalidii ay Magaalooyinka soo galleen .

Wariye Axmed Sheekeeye ayuu u warramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0