Xildhibaano Barlamaanka Somaaliya katirsan oo tageeray Baaqi Nabadeed ee Galgaduud (dhegayso)

Xildhibaano Barlamaanka Somaaliya katirsan oo tageeray Baaqi Nabadeed ee Galgaduud (dhegayso)

Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan oo kamid ah Baarlamaanka Dawlada
Faderaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayo Baaqii
Nabadeed ee Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Xeraale.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com