Dhalinyaro Kufsi Wadareed lagu Eedeeyey oo Galmudug Gacanta ku soo Dhigtay (Sawirro & Codad)

HomeWararka

Dhalinyaro Kufsi Wadareed lagu Eedeeyey oo Galmudug Gacanta ku soo Dhigtay (Sawirro & Codad)

Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaasheegay in ciidanka Booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen rag sida uu sheegay kufsi iyo jirdi

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Qareen Janagale “Xildhibaanaddii Xasaanadda laga qaaday way kusoo noqon karaan kuraastooda,” (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaasheegay in ciidanka Booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen rag sida uu sheegay kufsi iyo jirdil ugu geystay magaalada Gaalkacyo gabar Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in tirada ragaan ay gaarayaan ilaa iyo 5-ruux islamarkaana falkaasi ay u geysteen gabadha Soomaaliyeed xilli ay ku sugneyd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

COD+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: