Dhalinyaro Kufsi Wadareed lagu Eedeeyey oo Galmudug Gacanta ku soo Dhigtay (Sawirro & Codad)

Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaasheegay in ciidanka Booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen rag sida uu sheegay kufsi iyo jirdil ugu geystay magaalada Gaalkacyo gabar Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in tirada ragaan ay gaarayaan ilaa iyo 5-ruux islamarkaana falkaasi ay u geysteen gabadha Soomaaliyeed xilli ay ku sugneyd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

COD+SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Dhalinyaro Kufsi Wadareed lagu Eedeeyey oo Galmudug Gacanta ku soo Dhigtay (Sawirro & Codad)”

  1. Lamayaqaan

    Faalada

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com