HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Nin horey uga Tahriibey Garoowe oo dib u soo laabtay

Garowe June 4, 2016 Burhaan Jaamac Maxamed oo kamid ah Dhalinyaradda magaalada Garoowe, sannad ka horna ka tagey Soomaaliya isagoo Tahriibay oo Saxaraha maray ayaa hadda dib ugu soo laabtay Puntland, isagoo ka door-bidey in uu ku noolaado Jarmalka in uu Soomaaliya joogo.

DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo_Jimce_11
Dagaalo kharaar oo ka dhacay Muqdisho, iyada oo sarkaal sarena uu dhintey, ajaanibna gacanta lagu dhigey. [Akhris …]
Madaxweynaha Somalia oo la Dar-daarmay Madaxda kale ee Soomaalida

Garowe June 4, 2016 Burhaan Jaamac Maxamed oo kamid ah Dhalinyaradda magaalada Garoowe, sannad ka horna ka tagey Soomaaliya isagoo Tahriibay oo Saxaraha maray ayaa hadda dib ugu soo laabtay Puntland, isagoo ka door-bidey in uu ku noolaado Jarmalka in uu Soomaaliya joogo.

Burhaan oo la hadlay Radio Daljir wuxuu faahfaahin ka bixinayaa qaababkii dhibaatada Tahriibka iyo soo laabashadiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: