HomeUncategorized

DHAGAYSO:Ra’iisul-Wasaare ku Xigeenka Somaliya oo ka Qayb-galay Sanad-guuradii 56-aad ee Ciidanka Cirka

Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal-dagay Sannad-guuradii 56-aad ee kasoo Wareegtay markii la Aasaasay, waxaana Xafladda Dabaal-dagga ka qayb-galay RW ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte & Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini.

Danjire Nile Weagan oo Kismaayo Gaaray ,lana kulmay madaxda Jubbaland
Hadal uu Axmed Ould-Cabdalla ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. [Akhris …]
Kenya oo soo Bandhigaysa Rag loo Qabtay weerarkii Gaarisa

Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Ciidamada Cirka Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal-dagay Sannad-guuradii 56-aad ee kasoo Wareegtay markii la Aasaasay, waxaana Xafladda Dabaal-dagga ka qayb-galay RW ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte & Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini.

RW ku xigeenka Soomaaliya oo Hadal ka jeediyay Munaasabadda, ayaa u si gaar ah u ugu mahad-naqay ciidanka qalabka sida ee Somalia, gaar ahaana ciidanka cirka Soomaaliya iyo Qoysaskooda.
 
Dhagayso 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: