HomeUncategorized

DHAGAYSO:Puntland oo Qaadacday in wax laga Badalo xeer-hoosaad-yada Dastuurka Somalia

Somalia, 16, February, 2016-(Daljir)_Dowladda Puntland ayaa ka hor-timid in wax laga badalo dastuurka dowladda Federaalka ah ee Somaliya ka dib markii Barlamaanka Somaliya looga gudbiyay xeer-hoosaadyo ka tirsan dastuurka si ay wax uga badalaan.

Lacago faalso ah oo lagu arkay suuqyada magaalada Galkacyo iyo Bangiga dawladda oo ka digay qaadashada lacagahaasi.
DHEGEYSO-Barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir (Xarunta Galkacyo) 11 07 2016.
Sheikh cali dheere ?Ciidamada AMISOM hadii la kordhiyo taas ma cabsi gelin doonto Al-shabaab?
Somalia, 16, February, 2016-(Daljir)_Dowladda Puntland ayaa ka hor-timid in wax laga badalo dastuurka dowladda Federaalka ah ee Somaliya ka dib markii Barlamaanka Somaliya looga gudbiyay xeer-hoosaadyo ka tirsan dastuurka si ay wax uga badalaan.
 
Wasiir ku xigeenka dastuurka Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil ayaa arintan uga wariye Jaamac Cabdiraxman oo ku sugan Garowe.
 
Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: