HomeUncategorized

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Axad_07

Axad, Feberaayo 07, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo iyo wariye Jamaal Faarax Aaadan Dhagayso

“420 dhimasho ah; 18,000 barakacay” Wasiirka warfaafinta Somaliya oo ka xog waramay khasaaraha dagaalada Muqdisho.
Baahin: Khamiis, Apr 07, Weriye Axmed M. Nadiif ~ Daljir ~ Buuhoodle. Garowe: Ciidamada bilayska oo gacanta ku dhigay gacan-ku-dhiiglayaal dad ku laayey Garowe; Gudd. gobolka Nugaal ayaan waraysanay … Garowe: Issimada Puntland oo ku baaqay in la iska-kaashado adkaynta amniga; Garaad C/llahi Cali Ciid ayaan waraysanay … Xudun: Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha; Duqa degmada Xudun ee gobolka Sool ayaan waraysanay … Buurtinle: Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Buurtinle & nawaaxigeeda …
Shir looga hadlay dayactirka garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf oo maanta Gaalkacyo dhacay.
Axad, Feberaayo 07, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Saaka iyo Dunida oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo iyo wariye Jamaal Faarax Aaadan
 
Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: