HomeUncategorized

(Dhagayso) Qoraa Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo ka xog-waramay sababta uu u fashilmay Shirkii Kismaayo

London, Janu, 18 - Qoraa Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo ah shaqsi wax ka qora arrimaha siyaasadda, dhaqanka iyo amuuraha bulshada gobolka ayaa ka xog-waramay sababta uu u fashilmay Shir-wayihiin 3aad ee Aayo-katashiga Soomaaliya, kaasi oo Kismaayo natiijo la'aan kusoo dhammaaday

Dagaal xooggan oo ciidanka dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaraya magaalada Garbahaarey, Gedo.
Taliyihi hore ee Ciidamada Milatariga Burundi oo la Dilay
Garaad C/llahi Cali Ciid oo u hadlay Issimada Puntland oo cambaareeyey dagaalka, weerarada & qaraxyada Muqdisho.

London, Janu, 18 – Qoraa Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo ah shaqsi wax ka qora arrimaha siyaasadda, dhaqanka iyo amuuraha bulshada gobolka ayaa ka xog-waramay sababta uu u fashilmay Shir-wayihiin 3aad ee Aayo-katashiga Soomaaliya, kaasi oo Kismaayo natiijo la’aan kusoo dhammaaday

Qoraaga oo u waramay Radio Daljir ayaa nasiib-darro wayn ku tilmaamay qorsha madaxda DF ay rabaan in ay dalka kusii hoggaamiyaan, waxaana Mudane Cabdicasiis Xildhibaan oo shaaca ka qaaday in madaxda xilligaan joogta ay rabaan in ay waqtiga kororsadaan.

Mr Xildhibaana waxaa uu muujiyay in aanan sinaba looga maarmaynin gacanta Beesha Caalamka, iyo tan IGAD, waxaana uu doodiisa markhaati uga dhigay natiijo la’aanta shirkii maantay Kismaayo ee lagu soo kala dareeray.

Hoos ka dhagayso waraysi uu la yeeshay Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: