Dhagayso:- Jabuuti oo ay ka duushay maanta diyaarad siday Xujaydii ugu horaysay ee Soomalaiyeed oo dalkaasi kabaxda

HomeWararka

Dhagayso:- Jabuuti oo ay ka duushay maanta diyaarad siday Xujaydii ugu horaysay ee Soomalaiyeed oo dalkaasi kabaxda

Xujaydii ugu horaysay ee  Soomaaliyeed ayaa maanta ka duushay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jabuuti,kuwaas oo sanadkan soo gudanaya waajibaadka acmaasha xajka. Hadaba Wasiirka tamarta ee Jabuuti  ahna  kusimaxa Wasiirka arimaha islaamka ee dowladda Jabuuti  Yoonis  Cali Geedi ayaa Warbaahinta lahadlay iyo mas,uuliyiin kale . Halkan ka dhagayso.

Taalibaan oo amarro kusoo rogtay goobaha lagu jarto timaha
Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland (Sawiro)
Duqa Degmadda Burtinle oo kormeermay dhismaha Laamiga Burtinle (Daawo)
Xujaydii ugu horaysay ee  Soomaaliyeed ayaa maanta ka duushay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jabuuti,kuwaas oo sanadkan soo gudanaya waajibaadka acmaasha xajka.
Hadaba Wasiirka tamarta ee Jabuuti  ahna  kusimaxa Wasiirka arimaha islaamka ee dowladda Jabuuti  Yoonis  Cali Geedi ayaa Warbaahinta lahadlay iyo mas,uuliyiin kale .
Halkan ka dhagayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: