HomeUncategorized

Dhagayso Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holan oo birri ku hor-banaan-bixi doona Maxkamada Dacwada Badda Soomaaliya

Holan, Sept, 18, 2016 - Berito dalka holand waxaa ka bilaabanaysa maxkamadii ku saabsanayd is haysiga dhanka bada ee udhexaysay dowladaha soomaaliya iyo keynya taasoo dacwadeeda ay horey ugudbisa soomaaliya.

Quwadaha Adduunka iyo Iran oo Xal ka Gaaray Arintii Nuclear-ka Iran
Baahin: Arbaca, 17 July 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso
DHEGEYSO-Senator Faroole oo kahadlay lahaanshaha Muqdisho iyo dowladda dhalanaysa.

Holan, Sept, 18, 2016 – Berito dalka holand waxaa ka bilaabanaysa maxkamadii ku saabsanayd is haysiga dhanka bada ee udhexaysay dowladaha soomaaliya iyo keynya taasoo dacwadeeda ay horey ugudbisa soomaaliya.

Dhanka kalana jaaliyada soomaaliyeed ee wadamada yurub ku nool ayaa iyana halkaas kadhigaya sida ay sheegeen mudaharaad arintaas ku saabsan. Maxkamada berito iyo mudaraadkaba waxaa iiga waramay Abshir Cali Qood oo london jooga.

Hoos ka dhagayso waraysi uu wariye Jamaal la yeeshay Abshir Cali Qood

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: